Suche einschränken:
Zur Kasse

25 Ergebnisse - Zeige 1 von 20.

al-Madhhab al-Sh¿fi¿¿ f¿ bil¿d al-¿om¿l

Hussein Moallin, Mohamed
al-Madhhab al-Sh¿fi¿¿ f¿ bil¿d al-¿om¿l
al-Madhhab al-Sh¿fi¿¿ f¿ bil¿d al-¿om¿l: judh¿ruhu wa täawwuruh is a book that deals with the roots and development of the al-Sh¿fi¿¿ school of thought in the Somali peninsula. It also explores the well the efforts of some Somali scholars in the service of teaching and pioneering this school of thought. Due to these scholarly efforts, it is not surprising that the people of the Somali peninsula made unparalleled efforts in order to learn it an...

CHF 22.90

Haldoorada Afka iyo Dhaqanka Soomaalida ee Qurbaha

Xuseen Macallin, Maxamed
Haldoorada Afka iyo Dhaqanka Soomaalida ee Qurbaha
Bulsho kasta waxay leedahay hal-abuuro ay tilmaamaan kana muuqda dadka dhexdooda, la yaabna ma leh in la qadariyo hal-buurka ku xeel dheer dhaqanka, suugaanta, taariikhda iyo hantida aqooneed ee gaarka u ah iwm. Runtii qiimaha iyo waxtarka ay leeyihiin haldoorka Soomaaliyeed ma aha mid la qiyaasi karo, gaar ahaan kuwii ka muuqday masraxa iyo fagaarayaasha aqooneed ee ku firirsan dunida dacaladeyda. Waxay ahaataba qoraalka buugakani waxaa uu xa...

CHF 24.90

al-Thaq¿fat al-¿Arabiyyah wa ruw¿duh¿ f¿'l Som¿l

Hussein Moallin, Mohamed
al-Thaq¿fat al-¿Arabiyyah wa ruw¿duh¿ f¿'l Som¿l
al-Thaq¿fat al-¿Arabiyyah wa ruw¿duh¿ f¿'l Som¿l: dir¿sat T¿r¿khiyyah ¿ä¿riyyah, is born from the Phd thesis of Dr Mohammed H. Ma'allin. This unique title reveals the roots of Arab culture, literature, and Islamic history in the Somali peninsula and the extent to which the people of Somalia were affected by this connection. During the appearance of the Prophet Muhammad-Blessings and peace be upon him- in the Arabian Peninsula, and the subseque...

CHF 30.90

Haldoorada Afka iyo Dhaqanka Soomaalida ee Qurbaha (Ingir...

Macallin, Maxamed Xuseen
Haldoorada Afka iyo Dhaqanka Soomaalida ee Qurbaha (Ingiriiska iyo Waqooyiga-Yurub)
Waxaa la oran karaa walibana lagu faani karaa hal-abuurka dhaqanka iyo suugaanta Soomaaliyeed asaaggood way ka firfircoonaadeen, qayrkood way ka dheereeyeen. Qoladaan oo ay ku yaryihiin inta ku abtirsata tacliinta waxay dhabarka u riteen xil aan looga baran hal-abuurka noocooda ah dalalka kale. Waxay xambaarsadeen xilii garwadeenimada ama hoggaaminta fekerka bulshada ...Tani waa xaqiiqda jirta oo qof kasta la taabsiin karo...Waa in aan qirnaa ...

CHF 27.90

1969

Abtidoon, Cabdiraxmaan M.
1969
¿Fikradda qoritaanka buuggan waxay ka dhalatay, sida aan la socdo, baahi qoraaggu u arkay in dadka Soomaaliyeed ee wax akhriyaa ay u qabaan in ay helaan buug noocan oo kale ah. Si gaar ah waxaa buuggan uga faa'ideysan kara laba qeybood oo bulshada Soomaaliyeed ka mid ah: 1) Guud ahaan dhalinyarada aan waayahaas soo gaarin, si gaar ahna kuwa qurbaha ku nool ama ku koray iyo, 2) Dadka waaweyn ee aan horay fursad ugu helin inay akhristaan taariik...

CHF 27.90

The Collapse of the Somali State

M. Issa-Salwe, Abdisalam
The Collapse of the Somali State
Like many African nations at the end of the 1980s, Somalia faced economic, social and political problems. Many of these countries were still struggling to survive the upheaval in this period, but Somalia could not solve its problems as a healthy nation. Instead the problems led to its disintegration and dismemberment in a bloody civil war roughly four fifths of its population displaced. These displaced people have lost their past and their fut...

CHF 31.50

The Cold War Fallout

M. Issa-Salwe, Abdisalam
The Cold War Fallout
This study explores the role of international politics in the life of a region where on the one hand a nation is trying to gather its people into a state (Somalia), and on the other are neighboring states (Ethiopia, Kenya, Djibouti) constructed on Western notions of statehood and wedded to colonial-defined borders. The positions were intractable. The Horn became an arena for Cold War ideological-global competition, and the conflict one of the ...

CHF 31.50

The Cold War Fallout

M. Issa-Salwe, Abdisalam
The Cold War Fallout
This study explores the role of international politics in the life of a region where on the one hand a nation is trying to gather its people into a state (Somalia), and on the other are neighboring states (Ethiopia, Kenya, Djibouti) constructed on Western notions of statehood and wedded to colonial-defined borders. The positions were intractable. The Horn became an arena for Cold War ideological-global competition, and the conflict one of the ...

CHF 65.00

The Collapse of the Somali State

M. Issa-Salwe, Abdisalam
The Collapse of the Somali State
Like many African nations at the end of the 1980s, Somalia faced economic, social and political problems. Many of these countries were still struggling to survive the upheaval in this period, but Somalia could not solve its problems as a healthy nation. Instead the problems led to its disintegration and dismemberment in a bloody civil war roughly four fifths of its population displaced. These displaced people have lost their past and their fut...

CHF 65.00

Xabsigaygii

Axmed, Yuusuf Xirsi
Xabsigaygii
Xabsigaygii" waxaa loogu talo galay inuu fikrad ka bixiyo xabsigii "ii hay" ee qoraha buugga, oo socdey muddo labo sano ku dhow (22 bilood iyo 10 beri, laga bilaabo 19 May 1976kii ilaa 27 Maars 1978kii). "ii hay" wuxuu ahaa eraygii loo adeegsan jirey xarigga siyaasadeed oo aan qofka la xiray wax eed ah lagu soo oogi jirin, maxkamadna aan la soo hor taagi jirin, ee uun waxaa loogu talo galay inuu fikrad ka bixiyo xabsigii "ii hay" ee qoraha buu...

CHF 25.90

Sahankii Ricahard Burton ee Bariga Afrika

Warsame, Boodhari
Sahankii Ricahard Burton ee Bariga Afrika
Waxqabadka akhriskiisu hadda ina hor yaal waa tarjumidda buugga caanka ah ee First Footsteps in East Africa ee uu muddo laba qarni ku dhawaad laga joogo qoray qoraagii iyo dalmareenkii caanka ahaa ee Richard Francis Burton. Waa xogwarran taxan oo uu kaga warramayay socdaal dalmar caan ahaa oo sannadkii 1854 uu ku maray qaybo ka mid Carriga Soomaaliyeed, isaga oo ku sii jeeday magaalada Harar oo ujeedkiisa guud ahayd waagaa.Buuggan First Footst...

CHF 34.50

The History and Development of the Somali Script

Geddi Qayad, Suleiman
The History and Development of the Somali Script
After long discussion in deciding which script is to be adopted for the Somali language, It took its final turn in 1972 when the Somali orthography was written and became the official language for Somalia. After the collapse of the Somali central government in 1991 it negatively affected every aspect of Somali people's social, educational, political and economical development. In the last two decades many academic papers were written and a num...

CHF 23.50

Dabkuu Shiday Darwiishkii - Riwaayad

Idaajaa, Axmed F. Cali
Dabkuu Shiday Darwiishkii - Riwaayad
Riwaayaddan waxay iila eg tahay inaan durbaba carrabka ku dhufto inay tahay riwaayad jaadke da ah tii ugu horreeysey inta aannu og nahay. Waa riwaayad si gaar ah u muujinaysa halgankii Daraawiishta iyo himilooyinkii hoggaamiyahooda, Sayid Maxamad Cabdille Xasan. Ma aha mid aad qosol iyo maad ka filan karto, sida dad badan maskaxdooda ku soo dhacda kolkii ay magac riwaayadeed maqlaan. Waa mid tilmaamaysa noloshii adkayd ee ay ku noolaan jireen ...

CHF 19.50

Astaamaha Guud ee Maansada Soomaaliyeed

Mansuur, Cabdalla Cumar
Astaamaha Guud ee Maansada Soomaaliyeed
Buuggani, oo ah buuggii ugu horreeyay ee uu qoray Ustaad Cabdalla Cumar Mansuur 1977, oo dhowaanahan dib u habayn yar lagu sameeyay, wuxuu guud ahaan saafayaa astaamaha u gaarka ah maansada Soomaaliyeed, sida: qaafiyadda ama xarafraaca, miisaanka, murtida (sida: balaaqada ama af maldaheedka). Arrimahaasi waa xogta laga helayo qaybta koobaad ee buugga. Qaybta labaadi waxay diiwaangelinaysaa jaadad badan oo maansada ka tirsan (mid la tiriyo iyo ...

CHF 20.90

Wiilkii Quusan Waayey

Cawaale, Abuukar
Wiilkii Quusan Waayey
Buuggaani ma aha buuggii ugu horreeyey ee laga qoro qaadka iyo waxyeellooyinka uu bulshada u geystay. Laakiin, waxa uu buugaagta kale kaga duwan yahay waa inuu ka kooban yahay dhibaatada qaadku uu shakhsiyan ii geystay iyo sidaan aakhirkii uga guuleystay. Waxaa kale oo uu buugaagta kale kaga duwan yahay wuxuu ka sheekaynayaa ololihii qaadka lagaga joojinayey dalka Ingiriiska iyo guushii laga gaarey.Buuggani sidoo kale wuxuu si aad u furan una ...

CHF 23.50

Shiicada

Diini, Cabdulqaadir Cabdulle
Shiicada
Bogaanshaha taariikhda iyo caqiidada shiicadu waxay noqdeen xilliyadan dambe lama huraan marka la eego aqoonta yar ee ay ummadda Muslimka ahi u leedahay, gaar ahaan bulshweynta Soomaaliyeed. Sidoo kale, faafitaanka xawliga ku socda ee caqiidada iyo siyaasadda Shiicada, kuwaasoo ku fidaya xoog iyo xeelba, ayna daadihinayaan dawlad, waa Iiraane, iyo shacabkeedii oo isku duuban, waxay u baahan yihiin baraarug iyo feejignaan ilaa heer ummadeed ah....

CHF 25.90

HAWAALE WARRAN

Hadraawi, Maxamed Ibraahin Warsame
HAWAALE WARRAN
Haddii hayaankii hore ee Hadraawi ku xidhmay tixdiisii Gudgude, buuggani fikir, han iyo hiyiba, waxa uu soo gebagebaynayaa hayaankiisa labaad ee ay tixdiisa Dabahuwan ballaynsintay. Waa adduun-araggii Hadraawi ee ka biyadiiday horumarka adduunka casrigan ee ay hormoodka ka yahiin dawladaha reer galbeed. Intiisa badan, aragtida buuggu weelaynayaa waxa ay ka soo fufaysaa ruuxa maansayahanka iyo fantasiyaha male'awaalkiisa ee dul lalaya waaqica j...

CHF 35.50

Gunaanad (Ummulraac)

Diini, Cabdulqaadir C.
Gunaanad (Ummulraac)
Lafo-gureyaaasha suugaantu haddii ay murugo iyo maad sheekooyinka u qaybiyaan, tani qaybta murugada ayay ku abtirsataa. Waxay ka mid tahay sheekooyinka nooca haddaad bilawdo aadan awoodi karin inaad joojiso. Waa sheeko dhacday oo qofkii ay la soo gudboonaatey qudhiisu u qalinka u qaatay, dabadeedna inoo soo bandhigay, iyada oo si dhab ah dareenkiisa u xanbaarsan. Bog waliba inaad u gudubto bogga xiga ayuu kugu marti-qaadayaa ilaa saacadaha qaa...

CHF 26.90

Taariikhda Culimada Soomaaliyeed

Ma'allin Ali, Mohamed Hussein
Taariikhda Culimada Soomaaliyeed
Qarniyadii dhexe waxaa geyiga carbeed caan ka noqdey culimo asal ahaan ka soo jeedda geeska Afrika ee ay degaan dadka ay ka mid yihiin Soomaalidu, kuwaa oo qeyb lixaad ka qaatey kaalimo kala duwan oo kaga aaddanayd horumarka bulshada, ha ahaato dhanka cilmiga iyo faafintiisa, ama dhanka garsoorka, tarbiyadda iyo gundhigga diinta Islaamka. Culimadaasi kuma aysan jaango'neyn degaan keliya e, waxay ku kala firirsanaayeen dhammaan geyiga carbeed, ...

CHF 33.90

Taariikhda Soomaalida

Qaalib, Jaamac Maxamed
Taariikhda Soomaalida
Xogoggaalnimo waa kitaab soo baxay waqti ku habboon oo diiradda saaraya taariikhda mucaasiriga ah ee Dalweynaha Soomaaliyeed oo si gaar ah, oo faahfaahsan u sugaya halgan kii gobonnimada iyo dad kii u hawl galay. Tu kale, si dhab ah ay'uu u iftiiminayaa arrimo badan oo madmadaw ku jiray iyo muran dabadheeraaday, qaar kood si badheedh ah loogu madalhufinayay dadka, sababo la xidhiidha dano gaar ah ama dano shisheeyeed awgood.Run tii, waa kitaab...

CHF 23.50